Waxa Goordhow furmay kulan Weynihii Baarlamaanka Kulankiisa 3aad ee Wada Jirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya
Kulanka ayaa waxaa Guddominaya Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka,waxaana goobjog ka ah 186 Mudane.
Ajendayaasha Kulanka Maanta ayaa kala ah, Ansixinta Ajendaha,Habraaca Ansixinta dib u Eegista Dastuurka kumeel Gaar ah ee Dalka.
Dhinaca kale waxaa Maanta kulanka goobjoog ka ah Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Cusmaan.Jawaari.




