SAWIRO:-Duqa Muqdisho iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Simon Mulongo Ku-simaha Madaxda Midowga Afrika iyo Taliyaha AMISOM ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay howlgallada shabelloyinka oo muhiim u ah Amniga Muqdisho iyo Qorshaha Amniga Caasimadda.

Guddoomiyaha iyo Saraakiisha ka scotay Midowga waxay isla falanqeeyeen muhiimadda uu amniga Caasimaddu u leeyahay xasilloonida dalka, iyagoo isku raacay in la dardargeliyo howlgallada Gobollada Shabellaha Hoose iyo Shebellaha dhexe looga saarayo Ururka Al-Shabaab, taasoo muhiim u ah amniga Caasimadda.

Eng.Yarisow ayaa tilmamay in saraakiisha Midowga Afrika ay isku af garteen in la sameeyo guddi farsamo oo ka socda labada dhinac, kuwaasoo ka wada shaqaynaya qorshaha Amniga Caasimadda.

“Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ka shaqeynayaa sidii loo xaqiijin lahaa amniga guud ee Caasimadda,si wadajir loogu fal-galo maadaama amnigu uu yahay mid dhinacyo badan quseeya, iyadoona aan kaashaneyno dhammaan dhammaan laamaha amniga ku shaqada leh.”

Saraakiisha ka socotay Midowga AfrIka ayaa uga mahadceliyey Maamulka gobolka Banaadir dadaalada xasilloonida loogu soo dabaalayo Caasimadda, iyagoo xusay in ay ka go’an tahay sidii guud ahaan dalka Amnigiisa loo xaqiijin lahaa.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howllan sidii loo dardargelin lahaa amniga Caasimadda, si bulshada ku nool Muqdisho Xasillooni u helaan, isla markaana looga hortago falalka amnidarro ee ka dhaca Caasimadda.

Cisco 100-101 Real Exam With Low Price

Really do not you think so relaxed.This is the most serious and serious sacrifice. Some regiment, my old army, my reconnaissance company, is my first home in the army. You now know Cisco 100-101 Real Exam what the special forces, right Is the elite cannon fodder ah I persisted in my opinion many years later that this view was formed following CCNA Interconnecting Cisco Networking Devices 1 (ICND1) the stealing of the 81 gun Brother Brothers troops. When we marched through the village, the mountain people stood on both Cisco 100-101 Real Exam sides with hot water and cooked food. No matter what 100-101 Real Exam end I and you http://www.passexamcert.com are, I have to start my life again I can no longer carry these heavy crosses I ve been living for so many years, hidden behind my lazy appearance These broken memory fragments. A small lieutenant took us to the CCNA 100-101 staff, the captain also specifically designated our second squadron Secret Service detachment as a guarantee.

The water flowing Cisco 100-101 Real Exam on the ground came to the green leaves Cisco 100-101 Real Exam with hot air, and she hurriedly shrank her feet. According to Ye Green, he was forced to admit that he was suffering now. They never walked on 100-101 Real Exam the road, they didn t seem to be sitting, and they always stayed three feet apart. He just http://www.examscert.com/100-101.html lay down on the wire bed and sat up again. After dawn, Yu Ke woke up and Xiao CCNA 100-101 Xiao s body was numb. 7 They lay side by side Cisco 100-101 Real Exam on the bed, and CCNA Interconnecting Cisco Networking Devices 1 (ICND1) the body that had just been bathed out was fragrant.

When 100-101 Real Exam we promised, she said, I am gone, and CCNA Interconnecting Cisco Networking Devices 1 (ICND1) 100-101 Real Exam then we will go to school when we promised. I don CCNA 100-101 t plan to resign, I said. They are friends early. Does she know she is a beard I Cisco 100-101 Real Exam remember The two of them looked together and her eyes were half Cisco 100-101 Real Exam closed. He is even smarter than normal people like us.