Chelsea ayaa Diyaar U caawa Inay Ka Soo Laabtaan qasaarihi Isbuucaan Ka Soo Gaaray Dhigooda Bournemooth.
Higuain Ayaa ku Soo Bilawday Kulankiisa Labaad oo Kooxda Chelsea.
Sarri ayaa Cadaadis adag ka saaran yahay in uu Kulankaan Guuleesto si Uu Dib Ugu Soo Laabto Booska Afaraad.
Safka Rasmiga Ee Chelsea: Higuaín, Willian, D.Luiz, Azpilicueta, E. Hazard, M.Alonso, Barkley, Jorginho, Kepa, A. Christensen, N. Kanté
keydka: W. Caballero, O. Giroud, Pedro, M. Kovačić, A. Rüdiger, R. Loftus-Cheek, C. Hudson-Odoi
Safka Rasmiga Ee Huddersfield: J. Lössl, C.Löwe, A. Mooy, Schindler, Kachunga, Kongolo, T.Smith, Diakhaby, Mbenza, Billing, J. Bacuna
Keydka: M. Jørgensen, Puncheon, Ben Hamer, A. Pritchard, Mounie, Hadergjonaj, Karlan Grant



