Sacuudiga oo xulufo u raadsanaya Iran

Boqortooyada Sacuudiga ayaa taageero ka raadin doonto saddex shir madaxeed oo Khamiista maanta ah magaalada barakeysan ee Maka uga billaaban doona hogaamiyaasha Carabta iyo dhamaan madaxda dalalka Islaamka, kuwaasoo uu Sacuudiga xoogga kusaari doono wax uu ku tilmaamay halis uga soo socoto Iran.

Ka hor inta aysan shirarkaasi ka billaaban magaalada Maka, ayay Riyad si kulul ugu eedeysay Tehran in ay faragelin ku heyso arrimaha gobolka, loona baahanyahay in meel adag la iska taago weerar ay sheegtay in ay Iran ku qaadday maraakiib shidaal oo ay leedahay Sacuudiga iyo xarumo laga soo saaro shidaalka.

Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Ibrahim al-Assaf ayaa sheegay in taageerada ay Iran taageerto ururka Xuutiyiinta Yemen ay tusaale cad u tahay faragelinta ay Iran ku heyso gobolka Bariga Dhexe. Dalalka Islaamka ayuu ugu baaqay in ay qaaddacaan Iran.

Hadalkaan ayuu ka sheegay khudbad uu xalay ka jeediyay shir ay magaalada Jidda ee galbeedka Sacuudiga ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda ee dhamaan 57-da dal ee xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka.

Iran ayaa dhankeeda waxaa shirkan uga qeybgalaya wafdi uu hogaaminayo madaxa waaxda arrimaha nabadda iyo amaanka Reza Najafi.

Dhanka kalana, Qatar ayaa shirka Golaha Iskaashiga Khaliijka ee maanta ka dhacaya magaalada Makka u dirtay Ra’isulwasaare Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani.

Waxay noqoneysa marki ugu horreysay oo uu sarkaal sare oo ka socda Qatar si fool-ka-fool ah u hor fariisto madaxda dalalka Sacuudiga, Imaaraadka iyo Baxreyn, tan iyo marki ay dalalkaasi go’doomiyeen muddo iminka laga joogo laba sannadood.

Oracle 1Z0-516 Study Guides Will Be More Popular

Women, a resource of this kind, are similar to other material flows and flow to more prosperous 1Z0-516 Study Guides places. I saw many faces I am familiar with, they are waiting for me with a smile How do you Other Oracle Certification 1Z0-516 come from Zhuangzhuangzhuang My Chen Pai, My Miao Lian, Dog Day s High School Squad, Bird Oracle 1Z0-516 Study Guides Man Ho Team, Motor Squad leader, and son Outside the bugle, it is off the light is a military unit has a bugle, military headquarters is Oracle 1Z0-516 Study Guides no exception. 1Z0-516 Study Guides There is no gunfire, but ambulances come and go.I know just a fierce battle ah There seems to be a lot of police hanging flowers I have Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials not sacrificed so far do not know, Oracle 1Z0-516 Study Guides this situation will not tell us creeps.

They undulate in the blue and damp sea, and the air smells Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials strange. She was http://www.examscert.com lying on the bed Other Oracle Certification 1Z0-516 and staring at the ceiling. They sat cross legged on the Oracle 1Z0-516 Study Guides grass, focusing like Oracle 1Z0-516 Study Guides 1Z0-516 Study Guides two statues. There are no tall buildings and roads, no cars and gray smoke. The concrete road was like a silver white streamer surrounded by dark trees. Oracle 1Z0-516 Study Guides For example Now is the perfect opportunity for me to tell him to participate in a marriage survey.

Zeng Guofan thought for a moment, said Come, see Song prison to see.Song prison on the waiting outside the Church, a preaching, hurriedly attend. This Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials kind of holy grace, is a hundred years, never too much.Tseng Kuo fan returned to the mansion, meditation in the study for a long time, the mind has gradually sober up. Zeng Guofan both hold Mu Chang adage Please mentor on the sedan, I wish division teacher all the way safe Mu Chang A tearful blur, his hands to seize the car door 1Z0-516 Study Guides frame, silent silently straddle, Zeng Guofan car door for teacher to cover up. Officials and the 1Z0-516 Study Guides Ministry of Housing is the University Muzhu A governor s management. That night, Zeng Lin ritual hall Other Oracle Certification 1Z0-516 filled with cigarettes, Zeng Lin Shu led a large scale sacrificial ceremony in Oracle 1Z0-516 Study Guides Beijing finished the Cang and ancestors ancestors, pay homage to Oracle 1Z0-516 Study Guides ancestors and in turn pray to God. The officer gave him a pot of tea and whispered My lord, I heard that there is not much money left in the treasuries.