R/Wasaaraha oo magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

Muqdisho-RisaalaFM- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Fadlan Lifaaqa hoose kala bax Digreetada Ra’iisul Wasaaruhu ku magacaabay Guddiga.

q1 qq2 qq3 qq4 qq5