QM:”Dagaalka ka socda Yemen waxa uu hor-seeday macluul aad u daran”

ARCHIV - Menschen zeigen am 13.04.2017 in Sanaa (Jemen) ihre Dokumente, um eine Essensration durch eine lokale Wohltätigkeitsorganisation zu erhalten. Den UN zufolge sind mehr als 21 Millionen Menschen im Jemen auf humanitäre Hilfe angewiesen. Das entspricht etwa 82 Prozent der Bevölkerung. Sieben Millionen Personen sind akut vom Hunger bedroht. (zu dpa "«Lebende Tote»: Krieg, Hunger und Armut im Jemen" vom 24.04.2017) Foto: Hani Mohammed/AP/dpa +++(c) dpa - Bildfunk+++

Hay’adda cunadda adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano WHO ayaa sheegtay in xaalada Bini’aadanimo midii ugu xumeyd in ay ka jirto dalka Yemen oo dagaallo sukeeye ay ragaadiyeen.

Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay Yemeniyiinta ilaa haatan ku sugan dalkaasi gudahiisa waxa ayna sheegtay in 22,000 ruux ay halis ugu jiraan in ay macluul ugu geeriyoodaan.

Arbacadii ina soo dhaaftay ayey aheyd markii wadahadalada nabada ee Qaramada Midoobe gar wadeenka ka tahay laga furay Magaalada Cobenhegan ee xarunta u ah dalka Sweden waxaana lagu wadahadalsiinaayey Xuutiyiinta iyo dowladda Yemen, waxaana rajo fiican laga muujiyay in wadahadaladaasi ay kasoo bixi karaan heshiis waara.

Kol sii horesyay ayay sidaan oo kale Qaramada Midoobe ka deyrisay xaalada bini aadanimo ee ku noolyihiin Yemeniyiinta ku haray dalkaasi.