Sidda Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka Gaari Noocadda raaxadda ah oo ay ceyrsanaayeen Ciidanka Dowladda ayaa ku Qarxay Afisyooni gaar ahaan Iskuulka Al Imra halka uu ku yaalla.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu sababay Khasaare aan badneyn.
Qaraxaan ayaa ah Midkii Labaad ee Caawa ka dhaca Magaalada Muqdisho.



