1 qof ayaa ku dhintay labo kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qarax uu qabsaday Gaari Caasi ah oo Maraayay degaanka Ceelasha Biyaha.
Sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay Afaafta hore ee degaanka Ceelasha Biyaha.
Dadka ay waxyeeladu soo gaartay ayaa waxaa la sheegay in ay ahaayeen dad Shacab ah.
Qaraxa ayaa nuuciisa waxaa lagu sheegay Miinada dhulka lagu Aaso.



