Qarax ayaa goor dhoweyd waxaa uu ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha ee Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo ahaa mid lagusoo xiray mid kamida gawaarida raaxada ayaa waxa ku geeriyooday qofkii gaariga waday.
Sido kale waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan labo qof oo la sheegay in ay ka ag dhawaayeen halka uu qaraxu ka dhacay.



