Puntland oo xoojineysaa Mashaariicda Horumarineed ee degmooyinka

Kusimaha Madaxweynaha Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magaalada Qardho ka dhagax dhigay laba waddo oo laami ah iyo deyr wayn oo laga dhisayo aagga dowladda Hoose ee Qardho.

Dhagax dhiggaa waddooyinkan waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehelinaayey Wasiirku Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha, Guddoomiyaha gobolka Karkaar, Duqa degmada Qardho, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Madaxa Mashruurca JPLG iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay inuu Qardho ka dhagax dhigo Mashaariic Horumarineed, gaar ahaan waddooyin laamiga ah oo bilic iyo horumarba kusoo kordhindoona magaalada Qardho.

Sidoo kale Madaxweyne Karaash ayaa u mahadceliyey shacabka iyo maamulka degmada Qardho oo uu ku tilmamaay inay yihiin dad fahmay sida mashaariicda looga faa’iidaysto, isla markaana sanad walba ay galaan kaalinta kowaad, waxaana uu kula dar-daarmay inay halkaasi kasii wadaan.

Kusimaha Madaxweynaha ayaa u mahadnaqay cidkasta oo ku howlan horumarka Puntland, waxaa sidoo kale uu mahadceliyay hay’addaha caalamiga ah ee gacanta ka gaysta mashaariicda dalka ka socda.

Kusimaha Madaxweynaha Puntland ayaa Madaxtooyada Qardho kulan kula yeeshay maamulaha mashruuca hormarinta degmooyinka ee JPLG Mr Mark , kulankaasi oo xubno dowladda ka tirsan ay ku wehliyeen, waxaa looga wada-hadlay sidii loo dar-dar gelinlahaa mashaariic horumarineed ee ka socodka degmada, isla markaana xilligan hay’addaha Caalamiga ah ay kaalintooda uga gaysan lahaayeen wax ka qabashada bur-burka ku yimid waddooyinka dalka.

C++ Institute CPP Demo Download Online Sale

Tseng Kuo fan conclusively stressed in the letter that there was a slightest delay, but the prefect Yamen asked. Marina Road Xin replied This adult do not have to worry about, these CPP Demo Download five candidates from the old Lord God will give birth to an old example. Lao Na meters without thinking would answer Once adults, the rest of the gold, C++ Certified Associate Programmer CPP silver was really slaves squander off You let me also say something Tseng C++ Certified Professional Programmer Kuo fan quietly said Lao Na C++ Institute CPP Demo Download meters, this huge amount of gold, silver is not you squandered, the Department of a check on the show, you can not afford to deny it. Jia Ren as a CPP Demo Download master of science, full of talk about moral ethics, and his work to preach Go out, who also believe in Neo Confucianism Second, many officials are JIA Ren as a C++ Institute CPP Demo Download model, after the officials how to do it Third, precept and example, is the foundation of my official Qing JIA, apparently with the emperor Please check the emperor.

CPP Demo Download C++ Certified Associate Programmer CPP At C++ Institute CPP Demo Download this time, the third party C++ Institute CPP Demo Download or the fourth party can make up for each other. A person who often C++ Certified Professional Programmer dine outside alone must be a single. What you fear is not C++ Institute CPP Demo Download the outbreak of the event or the fear itself, but when you are not C++ Institute CPP Demo Download afraid, you are C++ Institute CPP Demo Download more afraid to start looking forward to this fear.

Did not see a small shadow to see a bunch of children soldiers in the exercise field ambulance drills cross country or even exercise shooting still wearing camouflage military boots I have never seen the female soldier dressed in this way is why ah At that time there is no woman Swat team yet brothers were C++ Institute CPP Demo Download shocked that we have a special forces troop unit ah And then really feel wrong, how to wear a C++ Institute CPP Demo Download berets and we are not the same blue do not say there is a golden hat emblem ah what is this force ah I woke up all of a sudden. Because she looks like a small shadow.I joined the army, because C++ Certified Professional Programmer a small C++ Certified Associate Programmer CPP shadow.And she also haunted my entire military career.Mood, plug a paragraph, the following is my old gun story. On the C++ Institute CPP Demo Download plane, we passed a faint CPP Demo Download light to read the photos of the standing members of the cat s head squad, of course, are the kind of common sense to wear uniforms. We are on a mountain, the scenery is really good.The woods green but not the jungle, that place is the barren hills we planted trees, planted under the lawn below, there is a small river below, the water clean ah I still remember it as a treat.