Maamulka Puntland ayaa xiray Xafiiska Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka uu ku leeyahay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal,kadib qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaah Gudaha Puntland.
Qoraalka kasoo baxey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sidoo kale waxaa la farey dhamaan masuuliyiinta heer Degmo iyo mid Gobol in aan wax howl ah oo la xiriira Guddiga Doorashooyinka Federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobolada Puntland.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland.




