Puntland oo ka hadashay maamulka Cusub ee Hirshabeelle

Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyay dhismaha maamulka cusub ee laga dhisay magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

hambalyo-page0001-640x905