United ayaa £89million oo Bound dib ugu soo ceshatay Pogba 2016-kii markaas oo ay Juventus ka soo qaateen waxa uu noqday xidiga ugu qalisan ee Koox ay iibsato xiligaas, markale ayay United lumin doontaa pogba hadii ay Janaayo u ogolaadaan in uu aado kooxaha doonaayo wana wax ka yar sedex sano.
Jose Mourinho ayaa sababta ugu Weyn ee Pogba ku bixi doona ma’uuliyadeeda qaadan doona maadaama asiga ay isku dhacsan yihiin, isku dhacooda xagaagaan ayaa sabab u noqday kooxda in uu xaalkeeda noqdo midka adag oo ay kaga haraan loolanka horyaalka Epl-ka.
xagaagii hore Pogba waxa uu ahaa ciyaariyahan wanaagsan kasoo kooxdiisa ka caawiyay ina Afarta sare ee Horyaalka in ay ka mid noqdaa tasoo ka dhigtay in ay xagaagaan ka qeyb galaan tartanka horyaalada Yurub ee Champions League kasoo ay haatan wareega 16-ka u soo gudbeen.
Ku Guuleestaha koobka aduunka ayaa United marka hore ay ku dhiibi doontaa hishiis amaah tasoo noqotay wax ay la yaabaan warbaahinta caalamka, waa suurta gal in Jose la raacdeeyo uuna saas ku sii joogo kooxda United Puol Pogba.