Labada kooxood ee Manchester United iyo Real Madrid ayaa aad u wada xiiseynaya laacibka PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar.
Wararka kasoo baxay arrimaha xiddiggan ayaa marba dhinac u jiidaya laacibkii hore ee Barcelona, balse waxaad halkaan uga bogan kartaa waxyaabaha uu ku dooran karo Red Devils, halkii uu dhaqaaqi lahaa Los Blancos.
#5 Xishmad uu u hayo Barcelona
#4 Ka Fogaanshaha Nacaybka Taageerayaasha Barca
#3 Rabitaanka ka ciyaarista horyaal cusub
#2 Xorriyadda Old Trafford
#1 United Oo Baahida ugu badan u qabta



