DAAWO:- Muxuu noqon karaa Mustaqbalka hoggaanka Ahlusunna?

Dagaal socdey in ka badan 24 Saacadood Magaalada Dhuusamareeb ayaa habeen ka hor waxaa uu sababay in Ciidanka dowladda Soomaaliya ay la wareegaan Hubkii iyo Gaadiidkii Hoggaanka Ahlusunna sidoo kalena ay gacanta ku hayaan Ammaanka Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca.

Hadaba sidee ayuu noqon karaa Mustaqbalka Hoggaanka Ahlusunna,waxaa su’aashaas iyo su’aalo kale ka jawaabaya Dr Xasan Cali Nuur oo ah Falanqeeye.