Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Kenya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.

Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in Kenya iyo Soomaaliya ay wax badan wadaagaan, labada dalna ay ka go’an tahay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida gobolka.

Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Heshiisyo ku saansan dhinacyada Amniga iyo Ganacsiga Waxbatshada iyo dhaqaalaha  dhawaam ku kala saxiixday dalka Kenya iyadoo Madaxweyne Xasan sheikh uu u ragat dalka Krnta Adkenya Heshiisyadaasi