War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha ka socda Magalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed.
Wasaaradda amniga ayaa waxaa Shacabka Magalada Baydhabo ugu baaqay inay ilaaliyaan xasiloonida.
Sidoo kale Shacabka ayaa laga dalbaday inay la Shaqeeyaan kusimaha Madaxweynaha.



