Doirashada kuraasta Golaha Shacabka ayaa weli ka socota Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana goordhow la doortay kursiga Afaraad ee doorashada Maanta.
Kursiga Hop-046 oo ay horay ugu fadhisay Raabaco Sheekh Nuur ayaa waxaa Maanta ku tartamay Maxamed Wardheere Cabdi iyo Cabdulaahi Samow Cusmaan, balse waxaa ku guuleystay Maxamed Wardheere Cabdi.
Ilaa 95 Ergo ayaa codeyneysay kursigaan, waxaana codadka ay u kala heleen Maxamed Wardheere Cabdi oo kursiga ku guuleystay ayaa helay codad gaaraya 83-cod halka musharaxii la tartamayay Cabdulaahi Samow Cusmaan uu heley 11-cod, iyada uu halaabay hal Cod.
Kursiga Shanaad ee ugu dambeeya doorashada Maanta ayaa ka socota Magaalada Bayshabo, kaas oo ah HOP156 o.



