Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland?

Madaxweyne Ku-xigeenkad Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arrimo muhiim ah.