Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyay Shir maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho uga socday Wasiiradda Warfaafinta ee maamul goboleedyadda iyo dowladda Dhexe.
Intii uu socday Shirkaasi ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin in si wadajir ay u shaqeeyaan


