Mareykanka oo baahiyey caddeymo cusub oo ka dhan ah Iran

Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa baahisay sawirro cusub oo ay sheegtay inay caddeymo dheeraad ah u yihiin in Iran ay ka dmabeysay weerar toddobaadkii tagay lagu qaaday laba markab oo saliid siday, kuwaas oo marayey Gacanka Cuman.

Sawirrada ayaa muujinaya wax Mareykanka uu ku sheegay inay yihiin ciidamada Ilaaada Kacaanka Iran oo miino aan qarxin dejinaya markabka Kokuka Courageous oo laga leeyahay dalka Japan.

Mid ka mid ah sawirrada ayaa muujinaya halka miinada looga dhejiyey markabka.

Sawirro kale ayaa sidoo kale muujinaya dalool weyn oo ka muuqda markabka Kokuka Courageous, kaasi oo Pentagon-ka uu sheegay inuu ka dhashay qarax kale.

“Iran ayaa mas’uul ka ah weerarka, sida ay muujinayaan caddeymaha muuqaal iyo deg degta iyo diyaar garowga miinada aan qarxin looga saaray markabka” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka.

Iran waa ay beenisay inay wax lug ah ku leedahay weerarada lagu qaaday maraakiibta, waxayna eedeymaha noocaas ah ugu yeertay “nacasnimo” iyo “halis.”

Sii-hayaha xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka, Patrick Shanahan ayaa isniintii ku dhowaaqay inuu 1,000 askari oo dheeraad ah u diray Bariga Dhexe, sabab la xiriira wax uu ugu yaaray “ujeedo difaac.”

Cisco 210-065 Exams : Implementing Cisco Video Network Devices (CIVND)

But this time I really did not have the means to watch the bridge farther and farther away from me. I really honest tell you later you know.You see me for CCNA Collaboration 210-065 a long http://www.passexamcert.com/210-065.html time, haha laughed Director ah I think for a long time, how to say 210-065 Exams ah Director. I sit in front of my computer for a long time and can not figure out what words I should use to describe the kind of shock Implementing Cisco Video Network Devices (CIVND) I can only use the thunderbolt so I usually do not want to use when the novel was used by many people with bad idioms How can I not reconcile with the top commander of the military commander who drives the warlord Big Brother who Cisco 210-065 Exams runs me Cisco 210-065 Exams in the mountains and the noisy army After reading a few more books, I realized the complex meaning of the word humanity.

I want to rent a house in CCNA Collaboration 210-065 Cisco 210-065 Exams the back of the house. He Cisco 210-065 Exams Cisco 210-065 Exams is really offended by Duan Feng. Under Cisco 210-065 Exams the training of http://www.examscert.com/210-065.html Liu Haizhu 210-065 Exams s father, Liu Implementing Cisco Video Network Devices (CIVND) Haizhu is not only agile, but also reinforced.

No one is talking. The second Cisco 210-065 Exams Dongzi, the dragon 210-065 Exams of this family, did not see the end. Liu Haizhu continued to chase. He likes to chase CCNA Collaboration 210-065 and cut is Liu Haizhu s good Cisco 210-065 Exams deeds. The beer bottle was broken Fuck your mother, is there something Implementing Cisco Video Network Devices (CIVND) you talk about Li Si pointed at the old 210-065 Exams man with the nephew of the beer bottle.