maradonaCiyaaryahanka halyeeyga ah ee Maradona ayaa 56 jirsaday maanta oo axada ah, October 30, 2016.
Maradona ayaa kula dabaal dagaya dhalashadiisa 56aad maanta dhamaan taageerayaashiisa kubadda cagta.
Sida qaar ka mid ah taageerayaash ay muujinayaan, ciyaaryahankii hore ee Argentina Maradona ayaa helaya hambalyo kaga imaaneysa dadka ugu caansan dunida.
Ciyaaryahanka bulshada badan ee Maradona ayaa mar walba muujiya xifaaltan tan iyo markii uu magaciisa shaac baxay, waxaase manata uu yahay 56jir,
Maradona, oo haleyey ah ayaa inta badan dhaqankiisa xun laga deyriyaa inkastoo tariikh wanaagsan uu ka sameeyay kubadda cagta.
wuxuu ku dhashay Diego Armando Maradona magaalada Lanus October 30, 1960


