Mahad Cabdalle Cawad gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaankii Waqtigiiso dhamaaday ayaa maanta ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee beeshiisa oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ka dib markii laga soo wareejiyay degaanada Maamulka Puntland.
Mahad Cabadalla Cawad ayaa waxaa la tartamaayay Xasan Maxamed Nuur oo helay 1 cod.
Mahad Cabdalla Cawad ayaa helay codadka Ergo gaaraysa 50
Waxaana uu xaqiijiyay in uu ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee Beeshiisa.


