Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay wasiir Cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleydka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa waxaa wasiirka arimaha dib-u-hishiisiinta iyo arimaha federaalka loogu Magacaabay Saalax Cabdullahi Maxamed.

Magacaabistaan ayaa kusoo aadayso xili meeshii ugu xumeyd uu gaaray xiriirka Dowlad goboleydyada dalka ka jira iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleydka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).