Madaxweyne Farmaajo oo AMISOM kala hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka AMISOM Francisco Madeira, ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isagoo kala hadlay dowrka AMISOM ay ka ciyaareyso xasilinta Soomaaliya ka dib markii dhowaan Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya waqti kordhin loo sameeyay.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishii hore dabayaaqadeedii qaatay go’aanka ah 2472 kaas oo waqti kordhin loogu sameeyay howlgalka AMISOM,waxaana Golaha ammaanka uu ansixiyay in 1000-askari laga dhimo tirada AMISOM ee ka howlgasha Soomaaliya si waafaqsan Qorshaha Ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya oo si tartiib ah loogu wareejiyo mas’uuliyadda amniga dalka Ciidanka Qaranka Soomaaliya.

“Dhammaanteen waxaan isku raacnay in AMISOM xiriir wanaagsan ka dhaxeeyo Soomaaliya si ay gacan uga geysato soomalaiya dadaalkeeda ah in la xasiliyo dalka lagana saaro Al-Shabaab. Dadaallada wadajirka ah waa in ay sii socdaan, Al-Shabaab waa in la xakameeyaa, “ayuu Ambassador Madeira ku sheegay wareysi uu bixiyay ka dib markii uu shirka soo idlaaday.

Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo iyo Danjire Madeira ayaa ka wada hadlay horumarada laga gaaray qeybaha amniga,gaar ahaan waxay si aad ah diirada u saareen deegaanadii dhowaan ay la wareegeen ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya AMISOM ee Sabiib iyo Bariire oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose.

” Tani waxay ku tusineysaa tayada ciidamada (SNSF) ee hubinaya in dadka Sabiid iyo Bariire iyo in hantidooda la ilaaliyo oo aysan jirin jid-gooyooyin sharci-darro ah oo aan lahayn canshuur sharci-darro ah ama meel ka dhac lagu sameeyo,” ayuu yiri Ambassador Madeira.

Ugu dambeyntii, Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay iney sii socon doonaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab  oo ay wadaan Ciidanka Xoogga dalka iyo AMISOSM.

Free Download Real 70-480 Exam Guide For Microsoft Windows Store apps

On Friday, 70-480 Exam Guide she still wants to be with Ming Microsoft 70-480 Exam Guide Cheng, Microsoft 70-480 Exam Guide where to eat some food, then go shopping by hand, or watch Programming in HTML5 with JavaScript and CSS3 the movie, the next bar, and return in the middle of the night. While persuading five or seven glasses of wine and moving out of the meal, the two ate and packed the dishes. It is not enough for us to focus on our loved Microsoft 70-480 Exam Guide ones. Later, a leader Microsoft Windows Store apps 70-480 70-480 Exam Guide is actually a reincarnation Microsoft 70-480 Exam Guide of a former nephew.

With the return of the goods owed by Microsoft Windows Store apps 70-480 the outside, the production of the Shangjili silk weaving factory began a virtuous cycle. Programming in HTML5 with JavaScript and CSS3 When he is afraid of facing Shang Shang, these hate will automatically erupt. The two men said with a smile, after Ning Yu knew that Zhuo Yue was a teacher 70-480 Exam Guide of the teacher school, he asked very respectfully When the correspondence is learned, I will go to the problem. Ann shrugged his shoulders. You Microsoft 70-480 Exam Guide never thought about making it bigger Let it grow bigger Ning An was amazed. I went back to Microsoft 70-480 Exam Guide Liujiazhuang a few days Microsoft 70-480 Exam Guide ago and heard people tell a story about http://www.examscert.com/70-480.html An Liuang. I have been forgetting the past after I got married with Jingzi.

Microsoft 70-480 Exam Guide Only ambulances are quickly started in fact, there is a fart with ah Until about 500 meters, we all thought that when the dog finished this time, the white mica suddenly opened. Forces are not schools, so Microsoft 70-480 Exam Guide Microsoft Windows Store apps 70-480 there is no freedom at all, absolutely obligatory.Forces are not prisons, so they can not deal with the prisoners sets. But who cares about him Kobolds high school squadron and our brothers from the Microsoft 70-480 Exam Guide inside of the corn with the movie inside the same jumped up, and then both sides of the empty package bombs ring into a large ah If the real war is really heavy casualties Microsoft 70-480 Exam Guide on both sides, we are absolutely hanging out the SWAT team, 70-480 Exam Guide but the search team and the checkpoint basically no life. That day, is the happiest day for the kobold battalion that I come to this dog day. I was talked to the sergeant there are bright and Programming in HTML5 with JavaScript and CSS3 other buddies Microsoft 70-480 Exam Guide crap in fact, Finland actually have a buddy with my training, I do not know where he told me the story.