Madaxweyne Dani oo dhisay Wasaarad Cusub

Madaxweynaha Puntland ayaa dhisay Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland, taasoo aan horay uga mid aheyn Wasaaraddaha maamulka Puntland.