Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa u jawaabay guddoomiye Cali Jeyte oo hore u sheegay inay dagaalka Alshabaab ee gobalka Hiiraan ku wareejiyeen madaxwetnaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo Beledweyne tagay.
- Cali Jeyte ayaa sheegaybinay quus ka joogaan dagaalka Alshabaab oo lagu fiirsaday siduu tilmaamay ayna ahaayeen kuwi bilaabay kacdoonka ka dhanka ah Aldhabaab.
https://fb.watch/kqUwkUAASL/?mibextid=afzh1R



