Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal.
Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in Calisalaad Diiriye Faarax loo magcaabay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal .




