Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gudoomiyaha maxkamada degmada Afmadow u magacaabey Sheekh Cabdirashiid Aadan Ismaaciil.