Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale Mudane Axmed Maxamed Tuuryare u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda.