Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna oo War cusub soo saaray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug garabka ahlusunna Dr Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa amray in Golaha Wasiirada Galmudug ee la magacaabay 13/10/2018 ay howlahooda shaqo sii wataan inta uu kasoo magacaabaayo Golaha Wasiirada Galmudug ee Cusub.