Maamulka Beledweyne oo ka digay in Biyaha Webiga Shabeele cuduro ka dhashaan

gudoomiyaha Degmada Beledweyigay in biyaha webiga shabeele oo wasaqoobay ay cuduro ka dhashaan, taasoo ay sababayso biyaha webiga oo yaraaday.

hakkaan ka dhegayso warbixin ku saabsan: