Kullamada ugu xiisaha badan waxa ay badankooda dhici doonaan maalinta Axadda ah berri, iyadoo maanta aysan jirin ciyaaro xiiso badan.
Keliya waxaan soo qaadaneynaa kullamada ay ciyaarayaan kooxaha waaweyn.
EPL
Liverpool vs Cardiff City – 17:00
Serie A
Empoli vs Juventus – 19:00
La Liga
Ahtletico Bilbao vs Valencia – 17:15
Atletico Madrid vs Real Sociedad – 21:45
Bundesliga
Borussia Dortmund vs Hertha Berlin



