Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa xafiiskiisa Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in xasaasi ah ay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb ku leeyihiin labada mas’uul iyo Xubno kamid ah Wafdiga Guddoomiyaha Aqalka Sare.
Guddoomiyaha A sare ee Baarlamaanka dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Magaalada Dhuusamareeb Caawa kaga qayb gali doona munaasabada furitaanka kalfadhiga Caawa ee Baarlamaanka Galmudug.
Wararka kulanka kusoo kordha kala socda www.Radiorisaala.com.



