Inter Milan xidiga ka dhaqaaqaya ee Gabigol ayaa qarka u saaran in uu saacadaha soo aaddam ku biiro kooxda Flemengo.
Wariyaha caanka ah ee ka tirsan shabakadsa Calciomercato Fabrizio Romano ayaa sheegay in uusa Gabigol suuqa jiilaalka amaah ugu dhaqaaqi doonin Santos.
Dhanka kale West Ham oo xiisaynaysay laacibkan ayaan heli doonin, maadaama aan si fudud lagu heli karin warqadaha ogolaanshaha shaqada ee England.



