Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya ayaa sii kordhaya gudaha Soomaaliya, waxaana wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in 124 laga helay 24 saac.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,425
o Laga Helay: 124
o Puntland: 54
o Banadir: 50
o Somaliland: 14
o Galmudug: 5
o Koonfur Galbeed: 1
o Lab: 64
o Dhedig: 60
o Bogsashada: 71
o Dhimasho: 11
Tirada Guud ee Laga Helay: 17,016
Bogsashada Guud: 8,212
Dhimashada Guud: 938



