Jurgen Klopp ayaa la dhibtooday dhawac kale oo ssoo gaaray Kolo Toure oo ay isku dhaceen Sergio Aguero.
Reds ayaa si raaxo leh 3-0 kaga badisay Manchester City ,Klopp ayaa ciyaarta kadib sheegay inuu badbadin caali ah sameeyay goolhayihiisa.
“Si aad aragteen Sergio Aguero,” wax gool ah ma dhalin, marka shaqo fiican ayuu qabtay Simon Mignolet ,
Adam Lallana ayaa sidoo kale uu amaanay tababaraha German kulankii ay kaga badoyeen Manchester City Anfield qaabka uu u ciyaaray.
Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ayaa dhaliyay goolkaii 34 daqiiqo, laakiin Klopp ayaa si gooni ah u amaanay xidddiga England.
“Waxa uu ahaa gabi ahaanba mid cajiib ah,” Klopp aya u sheegay BT Sport. “Waxa aan isaga oran karaa waa ciyaaryahan weyn.


