Israa’iil oo duqaymo ku qaaday Iran.

Ciidamada difaaca Isreal ayaa qoraal ay ku baahiyeen bartooda X, waxay ku sheegeen inay hadda “qaadeen mowjado kale oo weeraro ah dhammaan Iran” iyagoo intaa ku daray inay bartilmaamdeedsadnayaan kaabayaasha dalka oo dhan.

Ku dhawaqista ayey bixiyeen 8:30 waqtiga Tehran, iyadoo caasimadu kusoo kacday ka dib duqaynimo habeenimooo oo lagu garaacay warshadaha saliida

Qiyaastii 30 daqiiqo ka hor, IDF ayaa sheegtay inay ka shaqeynayaan sidii ay u joojin lahaayeen gantaallada Iran.