Isku Aadka Wareega 8-aad FA Cup-ka Oo la sameeyay

Xalay ayaa la sameeyay isku aadka wareega 8-aad ee koobka FA Cup-ka oo haatan heer xasaasi ah maraayo.

Qori tuurkii la sameeyay waxaa kasoo baxay kulanka ugu adag ee dhex mari doono kooxaha Everton iyo Chelsea wuxuuna kulankan ka dhici doonaa garoonka Godison Park.

Waa kan isku wareega 8-aad ee FA Cup-ka oo dhameestiran

Reading Vs Crystal Palace

Everton Vs Chelsea

Arsenal/Hull Vs Watford

Shrewsbury/Man Utd Vs West Ham

F.G: Kulamada wareega 8-aad ama wareega 6-aad FA Cup-ka waxaa la cayaari doonaa 11 ilaa 14 bisha Maarso 2016