Juventus tababaraheeda Massimiliano Allegri ayaa magacaabay 27 ciyaaryahan, iyada oo ay Juventus waqtigeeda fasaxa ku qaadanayso Maraykanka halkaas oo ay uga qayb galayso 2018 International Champions Cup.
Bianconeri ayaana koobka ku wajihi doonta kooxo waawayn oo ay kamid yihiin, Bayern, Real Madrid iyo Benfica.
Wojciech Szczesny
Mattia De Sciglio
Giorgio Chiellini
Mehdi Benatia
Miralem Pjanic
Sami Khedira
Claudio Marchisio
Alex Sandro
Mattia Caldara
Andrea Barzagli
Mattia Perin
Joao Cancelo
Carlo Pinsoglio
Emre Can
Daniele Rugani
Pietro Beruatto
Mattia Del Favero
Federico Bernardeschi
Leandro Fernandes
Roman Macek
Grigoris Kastanos
Luca Clemenza
Matheus Pereira da Silva
Stefano Beltrame
Andrea Favilli
Alessandro Di Pardo
Nicolo Fagioli
Magacyo laxusi karo ayaana safkan kasoo muuqday kuwaas oo ay kamid yihiin Daniele Rugani oo lala xiriirinayay Chelsea, Alex Sandro oo ay wararka suuqu la xiriirinayeen Man United, iyo Cloudio Marchisio kaas oo isna lasoo sheegayay in kooxda isaga dhaqaaqi doono.



