Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
28 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 16
> Benadir: 6
> Somaliland: 6
> Jubbaland: 4
> Lab: 11
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,894
> Bogsashada Guud: 887
> Dhimashada Guud: 90



