AKHRISO: Hay’adda Socdaalka oo digniin u dirtay shirkadaha Dalka

AKHWarqad kas oo baxday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa digniintii ugu dambeysay waxaa loogu direy Hoteelada, jamacadaha, Isbitaalada, Shirkadaha Ganacsiga, iyo Hay’addaha ka howlagala guud ahaan dalka.

Digniintan ayaa ku aadan sidii shirkadaha ay ajaanibta u shaqeysa ugu sameyn lahaayeen warqad aqoonsi ah oo dalka ay ku joogaan.

 

qqqq