Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo daahin si looga baaqsado in xaaladda bini’aadamnimo ay kasii darto.

Qorshuhu wuxuu dalbaday adduun lacageed

oo gaaraya $710 milyan si caawinaad naf badbaadin ah loola gaaro 4.5 milyan oo Soomaali ah oo ay abaartu saameysay, muddada u dhaxeysa Maajo iyo Diseembar ee sannadkan.

Xilli-roobaadkii Gu-ga (Abr-Jun) guud ahaan wadanka ugama di’in si wanaagsan, arrintan oo ka dhigan xilli-roobaadkii labaad ee aan

wanaagsanayn ayada oo weliba Soomaaliya ay ku jirtay marxalad ay kasoo kabaneysay abaarihii 2016-17. Marka laga reebo Gu-gii 2018, xilli-roobaad walba wuxuu ahaa mid celcelis ahaan ka hooseeya intii la heli jiray ilaa 2015, roob yaridaas oo sababtay in dadku ay kasoo kaban waayaan dhibaatooyinkii gaaray.

Roobka Gu-ga ee 2019 wuxuu noqday kii sadexaad ee ugu liitay taariikhda Soomaalida ilaa iyo horaantii sideetanaadkii, arrintan waxay saameyn aan wanaagsaneyn ku yeelatay dalagga beeraha iyo taranka xoolaha.

Tirada dadka ku sugan xaaladaha degdegga ah ee cuntayarida waxaa laga cabsi qabaa iney gaaraan 2.2 milyan bisha Luulyo.

Tiradan waxay boqolkiiba 40 ka sarreysaa halkii ay joogtay bishii Janaayo ee sannadkan,Nafaqadarrada, cudurro ka dhashay abaaraha iyo barakac ayaa cirka isku sii shareeraya.

“Xaaladda abaarta ee Soomaaliya waa mid kasii dareysa waxayna u muuqataa iney kasoo hormartay waqtiyadii la arki jiray marka dib loo eego tobankii sannadood ee lasoo dhaafay.

Soomaaliya waxay ku sugantahay xaalad adag,haddii la helo dhaqaale ku filan waxaa dib loo howl gelin karaa farsamooyinkii looga hortegay macluushii 2017,” ayuu yiri George Conway, ku simaha Xiriiriyaha Arrimaha Bini’aadamnimada ee Soomaaliya.

“Annagoo dowladda Soomaaliyeed kala shaqeyneyna sidii loo dhisi lahaa adkeysiga dadka si loola tacaalo waxyaabaha sababa mashaqooyinkan soo laalaabtay, ayaa hadana waxaa loo baahanyahay in cid waliba, oo ay ku jiraan deeq bixiyeyaasha, ganacsatada, Soomaalida gudaha ku nool iyo qurbo-

joogtaba ay qayb ka qaataan dadaallada gargaarka,” ayuu raaciyay

Saameynta abaaruhu waxay qatar gelinayaan guulihii la gaaray sannadkii 2018. In sara loo qaado howlaha gargaarka ayaa loo baahanyahay si loo yareeyo saameynta abaaraha, waxaa kale oo aan laga maarmin in gargaarka bini’aadamnimada lagu kabo mashaariicda horumarinta ayadoo lagu shaqeynayo Hanaanka Kasoo-kabashada Nugeylka ee ay Dowladda Soomaaliya hoggaamiso si Soomaalidu awood ugu yeelato iney duruufahan oo kale iska xajiso mustaqbalka.Dhaqaalo yari ayaa xadideysa awoodda hay’adaha samafalka ee ka jawaabi lahaa baahiyaha jira.

Howlo gargaar oo muhiim oo ay ka mid yihiin qaybaha biyaha, caafimaadka, nafaqada iyo caawinaadda dhanka cuntada ah ee ka

socday dhulka ay abaaraha ku dhufteen qaarkiis ayaa hoos usii dhacaya.

Magaalooyinkana waxaa soo gelaya barakacayaal cusub. Qorshaha Ka- falcelinta Baahiyaha Bini’aadamnimada-HRP- ee 2019, oo dalbaday adduun dhan $1.08 bilyan, ilaa hadda wuxuu heley boqolkiiba 20 kaliya ayadoo weliba baahiyuhu ay sii kordhayaan.

Latest Updated ITIL Exams For Exin Certification

After Li Yuezhen stopped singing, twenty seven babies did not Exin Certification ITIL Exams stop, and ITIL Exams the nightingale songs have been ITIL V3 Foundation ringing until now. They nodded slightly when they came to us, and although they passed us, I still felt their Exin Certification ITIL EXIN ITIL Exams EXIN ITIL Exams kindness. Tang Yan bowed her head and smelled a musty smell. What EXIN ITIL Exams if there is an emergency William said.

The people who go are divided into two categories. Why did Li Wu, who felt unsafe at ITIL Exams home, actually came out It is said that there is something wrong ITIL V3 Foundation with it. Liu Haizhu touched EXIN ITIL Exams his trouser pocket and added EXIN ITIL Exams a pack of Exin Certification ITIL money. I fuck your mother The EXIN ITIL Exams big ear wanted to reach out and hit, but she held back. Your Majesty You ITIL Exams told me, is it you take it EXIN ITIL Exams No. After Feng Erzi and his own injuries are almost perfect, Wang Luoguo will be killed.

Lively, really lively. The cotton curtain was opened again, and an old lady came out and shouted at the ITIL V3 Foundation door Come on Hit the door The old man holding the axe first rushed to the door of the animal circle, and the three sons followed. Liu Haizhu, who was driving this big EXIN ITIL Exams liberation to help Zhou Meng to run the new year s goods, never dreamed that Exin Certification ITIL Exams he had experienced a ITIL Exams series of new year adventures after he had experienced the 15 day detention. It was sold in the farmer s EXIN ITIL Exams market in the early 1990s, each Exin Certification ITIL piece of five. Maybe Zhang Laoliu is definitely not afraid of Erdongzi. After dinner, Liu Haizhu strolled to see Dongbatian.