Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidanka qalabka sida Gen Xasan Cali-Nuur Shuute ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan diin in la dhibaateeyo Wariyeyaasha Soomaaliyeed, isla markaana qofkii dhibkaas u geysta uusan si naabdgeliyo ah magaalada ku joogi doonin.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



