Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xilka laga qaaday

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/Guuto Liibaan Cali Yaroow.

Waxaa xilkaan  hore uga qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xilka waxaa laga qaaday S/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab).