Muqdisho-RisaalaFM- Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
24 Musharax ayaa u sharaxan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo isgu jira siyaasiyiin caan ah, Ganacsato iyo qaar ka mid ah Madaxda hada Dalka hoggaamineysa.
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay dhici doontaa 8-da Febraayo ee Bishan.
Filo goor dhow Magacyada Guddigan kalana soco Radiorisaala.com


