Guddigii ay Dowladda magacaawday oo Maanta tagaya Baladweyne

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay waxaa uu guddi baaritaano sameeya u saaray dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr e lagu dilay taliyihii qeybta booliska Gobolka Hiiraan,waxaana Maanta ay tegayaan Magaalada Baladweyne.

Guddiga oo uu guddoomiye u yahay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaa qeyb ka ah Xeer ilaalinta Maxkamada Cidiamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Waxaa ay guddigaas baaritaan dhab ah la filayaa inay kusoo sameeyaan sababtii ka dambeysay dilka taliyihii qeybta booliska Gobolka Hiiraan Col, Maxamed Macow Xalane oo ku dhintay dagaalkii deegaanka Kalabeyr.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ahna gudoomiyaha guddigaas ayaa shalay isaga oo Saxaafadda kula hadlayay Muqdisho  sheegay in guddigooda uu si wanaagsan baaritaano ugu sameyn doono wixii ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee lagu dilay Taliye Macow.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Baladweyne ayaa soo dhaweeyay guddigaas,waxaana uu sheegay in guddi kale oo la Shaqeeya uu Magacaabi doono si baaritaan ay u wada sameeyaan.

Xiisadii ka dhalatay xilka qaadistiui Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa weli ka taagan Baladweyne, iyada oo shalay banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Hir-Shabeelle uu ka dhacay Baladweyne.

Money Back Guarantee Microsoft 70-488 Study Guide Are The Best Materials

The pistol was still playing, and my other arm was bitten by a gun and dropped.As soon as I looked up, I felt a bullet rub 70-488 Study Guide over the side of the Kevlar bullet proof helmet and I heard the Microsoft SharePoint Applications 70-488 sharp sound of a clear bullet sliding across my ear. What else can I do I tell you I was really sour nose ah Why should I eat this bitter Tired Microsoft 70-488 Study Guide hammer on hammer tired to suffer suffer But why should I eat this disgusting bitter My youth I should be in Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions college with the beautiful girl mixed with youth ah I should play guitar on campus lawn sing youth ballad the heart of Microsoft 70-488 Study Guide the heart to think about, you replaced it you It was then Microsoft 70-488 Study Guide that I was a little shaken for the first time after I entered the Goblin Brigade. My right hand still holds that bunch of orchids.Later, when I gave it to a small shadow is already a specimen, but a small shadow or accepted.

Just as the hard scorpions of each other who are dying Microsoft 70-488 Study Guide Microsoft SharePoint Applications 70-488 each other disappeared, the city s biggest fight since the Cultural Revolution did not begin. Two gangs, surrounded by Liu Haizhu in 70-488 Study Guide this direction. But after Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions adulthood, Microsoft 70-488 Study Guide no one is more Microsoft 70-488 Study Guide willing to say Microsoft 70-488 Study Guide this. But Li Lao stick has Microsoft 70-488 Study Guide a fancy to Huang Zhonghua, who knows the book and has a culture.

Occasionally mahjong Microsoft 70-488 Study Guide desktop Microsoft SharePoint Applications 70-488 Study Guide occasionally erupted a few sparks, but also never ignited into a prairie fire potential. He found a Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions five dollar ticket in his pocket and gave it to Microsoft 70-488 Study Guide Microsoft 70-488 Study Guide her.He said, I bought it. Just as she half pushed said that this is not the 70-488 Study Guide wild it, suddenly sober, but the Microsoft SharePoint Applications 70-488 original South Ke dream.