Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa saaka oo ah 8/2/2020 waxay shir kula yeesheen xarunta gobolka ee magaalada Bosaso mas’uuliyiinta degmada, kuwa gobolka iyo golaha degaanka gobolka Bari oo uu ugu horreeyo guddoomiyaha gobolka Cabdisamad Yuusuf Maxammed iyo duqa degmada Bosaso Cabdisalaan Bashiir.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



