Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo Waqti Kordhin sameeyay

Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa Afar maalin oo mudo kordhin ah ku daray jadwalka isdiiwaan gellinta musharaxiinta oo maanta ku ekayd.