Qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabaayo Golaha Wasiirada ayaa ka socota Xarunta Madaxtooyadda sida ay Risaala u sheegeen ilo lagu kalsoon yahay..
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in galabta ama Caawa uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada.
Ilo ku dhow Madaxtooyadda ayaa risaala u sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu soo dhameystiray Liiska Golaha Wasiirada.
Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net


